
La shaqee guri-iibiye si aad u iibsato guri iib ah oo ku yaala goobta degmada-toddobaad ee martamaha magaalada
Iibso mid ka mid ah guryaha ay dhistay ama ay dayactirtay Twin Cities Habitat.
Illaa iyo 1985, in ka badan 1,200 ee ah qoysyada deegaanka ayaa la-hawlgalay Twin Cities Habitat for Humanity si ay u gaaraan mulkiilenimo-guri oo la awoodi karao oo xasillan.
“Wax walba ee aan bartay waxay ahaayeen wax aad iigu faa’iideeyey, ka mulkiile-guri. Qoraal baan ka qaatay dhammaan fasalada, waxaanan ka bartay waxyaalaha ku saabsan biyaha, korontada, iyo wax walba oo ka mid ah guri lahaanshaha. Run ahaantii aad baan ugu riyaaqay/raaxeystay dhammaan qaybaheeda ... Waxaanan ka mid ahaa dadka u malayn jiray in aysan waligood lahaan doonin guri. Laakiinse, waa ikan, waxaan ahay mulkiile-guri. Habitat ayaa taa ii suurtagalisay.”
Isabel, mulkiile-guri Habitat ah laga bilaabo 2015
Brooklyn Center
“Mar haddii laguu doorto/xusho [Habitat] aanad leedahay guri waa iyada oo albaabyo badan kuu furmaan oo kale. Run ahaantii wuxuu kaaga dhabeyn inaad lahaato meel aad oran karto guri iyo inaad u hesho ilmahaaga meel amaan ah .”
Juanita, mulkiile-guri Habitat ah laga bilaabo 1995
North Minneapolis
“Anigu caadi ahaan waxaan jeclahay dareenka ah lahaanshada guri aan oran karo ugu dambeystii anigaa iska leh. Waan daryeeli doonaa, ilaalin doonaa, aan xusuusyo ku abuuro, waxaa ugu sii muhiimsan inaan ku dhex korsado qoyskeyga. Ahaanshaha mulkiile-guri markii ugu horeysay waxay tahay tilaabo aad u weyn nolosha qof walba. waxaana wax lamahadiyo ah inaan taas gaaray anigoo la kaashanaya Habitat for Humanity .”
David, mulkiile-guri Habitat ah laga bilaabo 2015
Chaska
| Qiyaasta Moorgeejka Ugu Horeeya | $175,000 |
| Qiimo Dulsaar oo Go’an | 3.0% |
| APR (Annual Percentage Rate – Qiimaha Boqolkiiba ah ee Sanadlaha ah) | 3.0538% |
|
Lacagta bixinta Asaasiga iyo Dulsaarka ah ee Bil Walba Qiyaasta lacag bixinta ee bil walba ah waxay ka tarjumeysaa/muujin qaybta lacagta asaasiga ah iyo tan dulsaarka ah ee lacag bixinta oo aan ku jirin caymiska mulkiile-guri, canshuuraha hantida, ama kharashka dayactirka, oo sidoo kale looga baahan yahay in la bixiyo. |
$737.81
|
| Shuruudaha | 30 years |
| Horey lacag u Bixinta Dayn-Qaataha//Bixin Lacata hordhaca ah | $0.00 |
|
Kharashka dhameystirka iibsashada oo uu Bixiyey Deyn-qaatahaWax ka bixinta dayn-qaataha kharashka dhameytirka iibsashada kuma jiro siyaasada caymiska mulkiilaha haddii guri-iibsaduhu uu doorto inuu iibsado. Fadlan ogow in qiimaheyna iyo shuruudaheena ay isbeddeli karaan wakhti walba. |
$3,000
|
Twin Cities Habitat is a nonprofit committed to building the quality of life, health and prosperity of the 7-county metro region through the production and preservation of homeownership – because homes and families are the foundation of successful communities.
Twin Cities Habitat for Humanity’s (NMLS #400065) mortgages are provided by TCHFH Lending, Inc. (NMLS #1482482), a wholly-owned subsidiary of Twin Cities Habitat for Humanity.
Twin Cities Habitat for Humanity is an Equal Opportunity housing agency and Equal Opportunity Affirmative Action employer. TCHFH Lending, Inc. is an Equal Housing Lender.
[fa icon="phone"] 612-540-5660
[fa icon="envelope"] [email protected]
[fa icon="home"] 1954 University Ave. W., St. Paul, MN 55104